Wakiilka cusub ee QM u qaabilsan Somalia oo Muqdisho lagu soo dhoweeyey (Sawirro)

Wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Wakiilka cusub oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa dhowaan xilkan waxaa u magacaabay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobau Antonio Gutters ayaa ka shaqo bilaabaya magaalada Muqdisho oo ah fadhiga howlgalka Q/Midoobay ee UNSOM. James Swan waxaa garoonka kusoo … Continue reading Wakiilka cusub ee QM u qaabilsan Somalia oo Muqdisho lagu soo dhoweeyey (Sawirro)